Banaadir.
Ciidamada Mujaahidiintu waxey xalay qarax la beegsadeen bar koontarool oo maleeshiyaatka Ridada ay ku leeyihiin isgoyska Soos ee degmada Yaaqshiid ee magaalada Muqdisho.
Shabeelada hoose.
Ciidamada Mujaahidiintu waxey qarax la beegsadeen kolanyo maleeshiyaatka Murtadiinta ah gaar ahaan kuwa Bangarafta ee Mareykanka uu tababartay.
Qaraxa waxa uu sigaar ah kaga dhacay duleedka deegaanka Bariire, Waaana maleeshiyaat Lug ah oo kasoo baxay Bilidoogle.
Dhimashada waa 1 askari oo Murtad ah.
Dhaawaca waa 2 askari oo Murtadiin ah.