Murtad Muuse Biixi oo ka Hadlay Dhacdooyin Daaha Gadaashii ka Socday.

Sep 6, 2025

Murtad Muusa Biixi Cabdi oo ahaa madaxii hore ee maamulka ridada Soomaaliland ayaa waraysi uu bixiyay waxa uu kaga hadlay dhacdooyin iyo wadahadaallo daaha gadaashiisa kasocday oo ay wadaya dowlads xabashida Itoobiya oo ay doonaysay in ay isugu gayso maamullada ridada ah ee ka jira Mogdisho iyo Hargaysa.

Muusa Biixi ayaa sheegay in markii uu xilka uu qabtay looga yeeray magaalada Addis Ababa isaga iyo sidoo kale madaxii hore ee Kooxda Ridada murtad Farmaajo uuna kulansiiyay gaal Abiy Axmad.

Waxa uu xusay in ra’sul wasaaraha Itoobiya uu amar ku siiyay in ay wadahadlaaan ayna heshiis gaaraan balse uu isaga ka biya diiday murtad Farmaajana uu ogolaaday.

Isaga oo sii hadlayay ayuu sidoo kale madaxii hore ee maamulka ridada Soomaaliand waxa uu sheegay in Abiy Axmad uu ku wargaliyay in murtad Farmaajo uu gaynayo magaalada Hargaysa, kaas oo markii danbe ay ka biya diidyay.

Dowlada Xabashida Itoobiya ayaa ah mida awaamirta umeerisa maamullada gaalraacyada ah ee dalka ka jira, iyadoo sidookale isku keenta mar ay ka aragto danaheeda sidookalane kala gaysa markii ay ilaashanayso masaalixdeeda.