Shabeelada Hoose.
Ciidamada Mujaahidiintu waxey habeenkii xalay dagaal culus ku qaadeen xerada askarta Kufaarta Afrikaanta ee Buundada deegaanka Sabiid.
Laamuu.
Ciidamada Mujaahidiintu waxey dagaal culus kala hortageen askarta Kufaarta Kenya oo dhaqdhaqaaqyo ka waday duleedka deegaanka Maangaay ee gobalka Laamuu.
Ilaa iyo saddex-jeer ayaa Kufaarta Kenya lagu jabiyay dagaalka .