Waxaa muddo laba sano ah laga joogaa duulaankii barakeysnaa ee lagu furtay degmada Cawsweyne, oo ka tirsan wilaayada Islaamiga ah ee Galgaduud. Duulaankaasi wuxuu si weyn u saameeyay kooxda Ridada Soomaaliya iyo kuwa la safan.
Weerarkan oo ahaa mid xooggan ayaa Allaah fadligii lagu dilay tiro badan oo ka tirsan maleeshiyaadka ridada, gaar ahaan kuwa ay soo tababartay dawlada Ridada Turkiga, waxaana sidoo kale lagu furtay gaadiid gaashaaman iyo hub casri ah oo muhiim u ahaa cadawga.
Duulaankaasi wuxuu sidoo kale burbur xooggan ku keenay macnawiyaadka iyo niyadda maleeshiyaadka ridada, kuwaa oo xiligaasi waday olole ashahaada la dirir ah, gaar ahaan gobollada dhexe ee dalka.
Hoos Ka Dhagayso Falanqeyn Ku Saabsan Arimahaas.