Akhriso: Qarax Lagu Beegsaday Taliyaha Daraawiishta Bardaale iyo Dagaal Lagu Qaadey Bur-jeed.

Aug 25, 2025

Baay: Qarax Lagu Beegsaday Taliyaha Daraawiishta Bardaale, Ilaaladiisa oo Dhaawac Soo Gaaray

Ciidamada Mujaahidiintu waxey habeenkii xalay dagaal culus ku qaadeen xerada maleeshiyaatka Murtadiinta ee Bur-jaad ee duleedka magaalada Baydhabo

Isla Baay:

Mujaahidiinta ayaa xaley qarax la beegsaday guriga degmada Bardaale uu ka dagan yahay taliyaha maleeshiyaatkla ridada Daraawiishta Koonfur galbeed ee degmadaasi murtad Xasan Keeraad, wuuna ka badbaaday.

UPDATE.

Mujaahidiinta ayaa xaley qarax la beegsaday guriga degmada Bardaale uu ka dagan yahay taliyaha maleeshiyaatkla ridada Daraawiishta Koonfur galbeed ee degmadaasi murtad Xasan Keeraad, wuuna ka badbaaday, balse waxaa ku dhaawacmay 3 ka tirsan ilaaladiisa.