Gedo:
Ciidamada Mujaahdiinta Waxay Saaka dagaal iyo duqayn culus ku qaadeen xerada murtadiinta WFP ee degmada Garbahaarey.
Laamu:
Ciidamada Mujaahidiinta Waxay dagaal culus ku qaadeen Xerada Askarta Kufaarta Kenya ee deegaanka Maangaay ee ka tirsan gobolka Laamuu, intii uu dagaalka socday Waxaa dab culus uu ka kacay qaybo kamid ah xerada la weeraray.