Banaadir:
Mujaahidiinta ayaa maanta qarax la beegsaday gaari ay la socdeen Saraakiil iyo askar ka tirsan ridada kuwaasi oo ku howlanaa dhul-boobka kooxda ridada ay kawado deegaanada dhaca duleedka Muqdisho gaar ahaan deegaanka Ceelasha-biyaha.
Qaraxaani oo ka dhacay xaafada Jabadgeel ee deegaanka Ceelsha-biyaha ee duleedka Muqdisho ayaa waxaa ku dhintay Sarkaal iyo askari ka tirsanaa murtadiintii la beegsaday.