Qarax Lagu Beegsaday Maleeshiyaadka Murtadiinta oo ka Dhacay Magaalada Baydhabo.

Aug 21, 2025

Baay:

Mujaahidiinta ayaa xaley qarax ka fuliyey gudaha magaalada Baydhabo, kaasoo lala eegtay saldhig ay ku sugnaayeen maleeshiyaatka ridada, waxaana jira khasaaro cadowga gaaray.