Faahfaahin Dagaal Duleedka Xudur Bakool.
Ciidadmada Mujaahidiinta ayaa kamiin u dhigay maleeshiyaad Murtadiin ah oo u socday in ay carqaladeeyaan deegaanada dhaca duleedka magaalada Xudur, kamiinkaas waxaa lagu dhaawacay 7 askari oo qaarkood dhaawacoodu halis yahay.