Mujaahidiinta ayaa xalay waxay qarax la beegsadeen guri uu magaalada Beydhabo ka deganyahay taliyihii hore ee maleyshiyaatka NISA ee maamulka ridada Koonfur Galbeed, waxaana jira burbur xoogan oo soo gaaray gurigaasi.
Isla Baay ciidamada Mujaahidiintu waxey habeenkii xalay dagaal culus ku qaadeen xeryaha Murtadiinta iidow Dhagaal ee gudaha Magaalada Baydhabo iyo Fariisinka Murtadiinta ay ku leeyihiin Bur-jaad ee duleedka magaalada Baydhabo.
Isla Bay Ciidamada Mujaahidiinta Xalay Waxay dagaal culus ku qaadeen Saldhiga Ciidanka Xabashida itoobiya ay ku leeyihiin deegaanka Awdiinle ee duleedka Magaalada Baydhabo.
Habeen ka hor ayay aheyd markii Sidan oo kale Ciidamada mujaahidiintu ay weerar Culus ku qaadeen fariisin askarta Xabashida itoobiya ay ku leeyihiin degmada Diinsoor.
FAAFREEB PRO