Akhriso: Sarkaal Lagu Dhaawacay Wadajir iyo Qarax ka Dhacay Garasbaaley.

Aug 15, 2025

Banaadir

Ciidamada Mujaahidiinta ayaa habeenkii xaley waxay degmada Wadajir ku toogteen Sarkaal Laba Xidigle ah oo ka tirsan maleeshiyaadka ridada kaas oo lagu magacaabo Cabdi Xasan Siicow, Sarkaalka ayaana ah dhaawac Garaab ah.

Dhanka kale Mujaahidiinta ayaa Xalay waxay qarax la beegsadeen xarunta maamulka Garasbaaley, waxaana qaraxaasi ka dhashay Khasaare nafeed iyo mid hantiyadeed.