Mujaahidiinta oo Weeraray Xero Kufaarta Kenya ay ku Leeyihiin Deegaanka Weel-Mareer.

Aug 14, 2025

Gaarisa

Ciidamada Mujaahidiintu waxay dagaal culus ku qaadeen xerada askarta Kufaarta Kenya ee deegaanka Weel-Mareer ee hoostaga degmada Faafi oo ka tirsan gobalka Gaarisa ee ku hoosjira gumeysiga Saliibiyada Kenya.

Xogta la helayo waxay xaqiijineysaa inay jiraan khasaare nafeed iyo mid hantiyeed oo Kufaarta Kenya lagu gaarsiiyay dagaalkaasi.