Dhagayso Barn Andalus Podcast: Sheekh Cabdi_Illah iyo Tajaaribta ku Lamaanan.

Aug 14, 2025

Barnamijka Andalus Podcast oo ah barnaamij diini iyo bulsho isku dhafan oo lagu soo bandhigo mowduucyo taabanaya nolosha qofka Muslimka ah, iyadoo lagu falanqeynayo aragtiyo qoto dheer oo laga soo qaato waayo-aragnimo nololeed iyo barbaarin ruuxi ah.

Sheekh Cabdi-illah, oo toddobaadkan marti ku ah barnaamijka, wuxuu diiradda saarayaa waayo-aragnimadiisa iyo noloshii uu kusoo qaatay Ciraaq iyo Suuriya.

Hoos Ka Dhageyso Barnaamijka.