Shabeellada Hoose:
Mujaahidiinta ayaa xaley weerar qarax ah ku qaaday guriga uu magaalada Marka ka dagan yahay taliyaha maleeshiyaatka Sirdoonka magaalada Marka murtad Maxamed Sheekh, waxaana jira khasaaro soo gaaray maleeshiyaatkii guriga ku sugnaa.
Shabeelada Hoose:
Ciidamada Mujaahidiintu waxey habeenkii xalay dagaal culus ku qaadeen saldhiga Murtadiinta ee deegaanka Siinka dheer ee ku yaala wadada xiriirisa degmada Afgooye iyo magaalada Muqdisho.
Baay:
Ciidamada Mujaahidiintu waxey habeenkii xalay dagaal culus ku qaadeen xerada Murtadiinta ee Maaya Fuulka magaalada Baydhabo.
FAAFREEB PRO