Jubbada Hoose.
Ciidamada Mujaahidiintu waxey habeenkii xalay dagaal culus ku qaadeen saldhiga Kufaarta Kenya ee deegaanka Husingow .
Gedo.
Ciidamada Mujaahidiintu waxey dagaal culus ku qaadeen saldhiga Murtadiinta ee degmada Ceelwaaaq.
Isla Gedo:
Mujaahidiinta ayaa saaka qarax la eegtay ciidamada Kuffaarta Itoobiya ee ku sugan magaalada Baardheere, waxaana jira khasaaro gaaray cadowga.