13 Kufaar ah oo Lagu Dilay Sh/Hoose & Howlgallo Kale oo ka Dhacay Ceelasha Biyaha iyo Waajid.

Aug 3, 2025

Shabeelada Hoose.

Dagaallo culus oo lagu labaiyay Kufaarta iyo Murtadiinta ayaa shalay markale ka dhacay duleedka degmada Afgooye .

Baqtiga Kufaarta waa 13 askari oo Yugandheys ah.

Dhaawaca waa 18 askari oo Yugandheys ah.

Dhanka Murtadiinta

Dhimashada waa 3 askari Murtadiin ah.

Banaadir.

Ciidamada Mujaahidiintu waxey habeenkii xalay qarax la beegsadeen bar koontarool oo maleeshiyaatka Ridada ay ku leeyihiin deegaanka Ceelasha Biyaha ee duleedka magaalada Muqdisho.

Bakool.

Ciidamada Mujaahidiintu waxey habeenkii xalay dagaal culus ku qaadeen saldhiga Murtadiinta ee degmada Waajid.