Wararka ka imaanaya gobolka Gedo ayaa sheegaya in iska hor’imaadyo culus ay halkaas ku dhaxmarayaan maleeshiyaad katirsan kooxda Ridada iyo kuwa kale oo daacad u ah maamulka Ashahaadda ladirirka Jubbaland.
Goob joogayaal ayaa sheegay in iska hor’imaadka uu billaawday daqiiqado kadib markii garoonka diyaaradaha Beled Xaawo ay soo caga dhigatay diyaarad sidday murtad Cabdirashiid Janan oo kooxda Ridada ay maalmo ka hor xil umagacaawday.
Wixii soo kordha dib ayaan kasoo sheegi doonaa IA