Sarkaal Abaanduule ah iyo Askar Kale oo Lagu Dilay Qaraxyo ka Dhacay Duleedka Kismaayo.

Jul 17, 2025

Jubbada Hoose:

Ciidamada Mujaahidiinta waxay laba howlgal oo qaraxyo ah ka fuliyeen inta u dhaxeysa Magaalada kismaayo iyo deegaanka Cabdalla Biroole.

Qaraxa hore waxaa lala eegtay gaari nooca Cabdi Bilaha ah oo ka soo baxay magaalada Kismaayo, dhimashadu waa 3 murtad oo uu ku jiro sarkaal abaanduule urur ah oo lagu magacaabo Cabdulqaadir Santaare, dhaawacana waa 7 murtad, gaariga wuu gubtay.

Qaraxa kale isagana waxaa lala eegtay askar lug ah, dhimashada waa laba murtad oo Miina Baarayaal ah, dhawacana waa 3 kale.