Barnaamijka toddobaadlaha ah ee Andalus Podcast ayaa toddobaadkan lagu waraystay Suldaan Cabdi Qani Cabdullaahi Maxamed, waxaana wareysigan si gaar ah diiradda loogu saarayaa arrimo la xiriira dhacdooyin uu goobjoog u ahaa, iyo caqabadaha hortaagan xorreynta dhulka Somali-Galbeed.
🎧HOOS KA DHAGAYSO