LAAMUU.
Ciidamada Mujaahidiintu waxey weerar kamiin ah u dhigeen kolanyo Kufaarta Saliibiyiinta ah oo ka baxay magaalada Sankuuro kuna sii jeeday magaalada Kiyuunga ee gobalka Laamuu.
gaari Mutabiish ah oo kolanyada qeyb ka ahaa ayuu qarax haleelay.
Baqtiga waa inka badan 21 askari oo Kufaarta Kenya.
Dhaawaca waa 11 askari oo isla Kufaarta Kenya ah.
Gubashada waa gaari Mutabiish ah, Sidoo kale waxa uu burbur xoogan gaaray gaari cabd bile ah.