Qarax iyo Kammiin Lagu Beegsaday Murtadiin ku Socdaalaysay Duleedka Kismaayo.

Jul 16, 2025

Jubbada hoose.

Ciidamada mujaahidiintu waxay howlgal isugu jiray qarax iyo kammiin la beegsadeen maleeshiyo murtadiin oo ku socdaalayay inta u dhaxayso deegaannada Buulo-gaduud iyo Baarsan-guuni ee duleedka magaalada Kismaayo.

Dhimashadu waa 2 askari oo murtadiin ah, dhaawacana waa 3 kale