Al-Kataa’ib, oo ah garabka warbaahineed ee Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab, ayaa baahisay sawirro muujinaya la wareegidda mujaahidiinta ee deegaanka Tardo, oo ka tirsan wilaayada Islaamiga ah ee Hiiraan.
Sawirradu waxay muujinayaan kulamo si heer sare ah loogu soo dhawaynayo ciidamada Mujaahidiinta ee gacanta ku dhigay deegaanka, iyadoo si weyn looga dheehan karo kalgacalka shacabka iyo garab istaagga ay u muujiyeen walaalahooda u taagan difaaca diinta, dalka iyo shacabka Muslimka ah.
Halkaan Hoose Ka Daawo Sawirada Siina Faafi.