Faahfaahin Kasoo Baxaysa Khasaaraha Camaliyaddii Istish-haadiyada ee Duleedka Sabiid.

Jul 15, 2025

Faahfaahin:

Camaliyadii Istish-haadiyada ee shalay Mujaahidiinta ay la beegsadeen kolonyo gaadiid ah oo ay la socdeen ciidamada Kuffaarta Uganda oo marayey duleedka deegaanka Sabiid ee Shabeellada Hoose, ayaa waxaa kasoo baxaya faahfaahin ku aadan khasaaraha cadowga ku gaaray camaliyadaasi.

Dhimashada ciidanka Kuffaarta Uganda waa 20 askari oo ka dhimatay, halka 43 kalana ay kaga dhaawacmeen, oo 10 kamid ah ay garaab yihiin.

Maleeshiyaatkii ridada ay la socday Africaanta waxaa ku dhintay camaliyada 9 askari, halka 8 kalana ay dhaawacmeen.

Gaadiidka ku gubtay camaliyada waa 3 gaari oo kala ah, gaari Tow ah, gaari C/Bile ah, iyo gaari Haartoob ah.