Waaliga Wilaayada Islaamiga ah ee Hiiraan, Sheekh Guuleed Abuu Nabhaan, ayaa ka hadlay la wareegidda Mujaahidiinta ee deegaanka “Tardo”, isaga oo dul istaagay istaraatiijiyadda deegaanka, waxaana uu farriin u diray maleeshiyaadka murtadiinta ee weli ku sugan safafka cadawga.
🎧Hoos Ka Dhagayso Codka Waaliga.