Shabeellada Dhexe: Qarax ay Mujaahidiinta ka fuliyeen gudaha magaalada Balcad ayaa lala eegtay maleeshiyaat murtadiin ah oo ku sugnaa bar control, waxaana qaraxaasi ku dhaawacmay 2 askari oo murtadiin ah. Post navigation Taliyaha Ciidamada Uganda oo Yuweeri Muusafeni ugu Baaqay Inuu Ciidamada ka Saaro Soomaaliya. Ugu Yaraan 31 qof oo Ku Nafwaayay Mudaharaadyadii ka Dhanka Ahaa Dowladda Kenya.