Dhagayso Andalus Podcast: Ustaad Abuu Muxammad oo Sharaxaya Barashada Cilmiga Sharciga.

Jul 10, 2025

DHAGEYSO ANDALUS PODCAST: Waa maxay Dariiqa ugu wanaagsan ee lagu baran karo cilmiga sharciga, Maxayse yihiin caqabadaha ugu badan ee ardayda ka hortaagan barashada culuumta shareecada, Waxaa maanta marti noo ah Ustaad Abuu Muxammad.

Hoos Ka Dhagayso Xalqadda Todobaadkan ee Andalus Podcast.