Daawo Meydadka Murtadiinta Moqokori oo Lasoo Bandhigay [Sawirro].

Jul 8, 2025

Mu’assasada Aktaa’ib ayaa goor dhow baahisay sawirro muujinaya meydad farabadan oo ka tirsan maleeshiyaadka ridada, kuwaas oo lagu dilay weerarkii xoogganaa ee shalay lagu qaaday magaalada Moqokori, Bariga gobolka Hiiraan.

Sawirrada lasoo bandhigay waxay muujinayaan khasaaraha xooggan ee gaaray maleeshiyaadka ridada, kuwaas oo meydadkoodu yaallo baraha dagaalka iyo hareeraha saldhigyada la qabsaday.

Sawirrada oo PDF ah Halkan Ka Daalaco.

Ama Hoos Ka Daawo Siina Faafi.