WAR DEG DEG: Maydka Taliyaha NISA ee Hiiraan oo Lagu soo Bandhigay Moqokori.

Jul 8, 2025

Maydka murtad Cabdi Muumin Cilmi Cabdi Xiishayaa lagu soo bandhigay degmada Moqokori ee wilaayada Hiiraan.

Cabdi Xiish wuxuu ahaa mujrim weyn oo muddo dheer ay Mujaahidiintu ku raadjoogeen, waxaana uu xil u hayay murtadiinta NISA ee gobolka Hiiraan.

Mujaahidiinta ayaa sheegay in Cabdi Xiish uu lahaa raadad lagu yaqaan cadaawadda Islaamka, waxaana soo bandhigista maydkiisa ay fariin culus u tahay murtadiinta kale ee ku sugan gobolka iyo kuwa la shaqeeya cadowga Islaamka.

Hoos Ka Daawo Sawirrada.