Qarax ka Dhacay Diinsoor oo Lagu Beegsaday Guriga Sarkaal ka Tirsan Koonfur Galbeed.

Jul 8, 2025

Baay:

Qarax xalay Mujaahidiinta ay ka fuliyeen gudaha degmada Diinsoor ayaa lala eegtay guri magaaladaasi ka dagan yahay taliyaha ciidanka Daraawiishta Koonfur galbeed ee degmadaasi.

Qaraxa waxaa ku gubtay gaari C/Bile ah oo uu saarnaa qori dhashiike ah oo uu lahaa sarkaalkaasi.