🛑 LIVE | La Soco Wararkii ugu Dambeeyay ee la Wareegidda Degmada Moqokori.

Jul 7, 2025

WAR DEG DEG AH:

Ciidamada Mujaahidiinta ayaa goordhow weerar cagmarin ah ku qaaday saldhigyada cadawga murtadiinta ah ee degmada Moqokori ee bariga wilaayada Hiiraan. Dagaal culus ayaa socda. La soco wixii soo kordha.

UPDATE

WAR DEG DEG AH: Weerarka Mujaahidiinta ayaa ku billawday camaliyad ishtish-haadi ah oo lagu beegsaday taliskii cadawga murtadiinta ee afaafka hore magaalada Moqokori, kadibna ciidanka Mujaahidiinta ayaa weerar iqtixaam ah ku qaaday wixii ka badbaaday camaliyadda.

UPDATE

WAR DEG DEG AH: Ciidamada Mujaahidiinta ayaa gudaha u galay degmada Moqokori ee bariga Wilaayada Hiiraan kadib markii ay jiireen difaacyadii cadawga murtadiinta ah.

UPDATE

WAR DEG DEG AH: Ciidamada Mujaahidiinta ayaa si buuxda ula wareegay degmada Moqokori ee bariga Wilaayada Hiiraan, kadib markii ay cagta mariyeen saldhigyadii murtadiinta.