Taliska Mujaahidiinta oo Bayaan Kasoo Saaray Weerarkii Moqokori.

Jul 7, 2025

Taliska ciidamada Mujaahidiinta Al-shabaab ayaa bayaan kasoo saaray weerarkii cagmarinta ahaa ee ay saaka ciidamada mujaahidiintu kula wareegeen gacan ku haynta degmada Moqokori ee wilaayadda Hiiraan, iyadoo lagu xusay tirada hordhaca ah ee khasaaraha cadawga gaaray.

Halkan Hoose Ka Akhriso.