Faahfaahin Horleh: Khasaaraha Dagaalka Duleedka Moqokori oo sii Kordhay.

Jul 5, 2025

Faahfaahin:

Dagaalladii maanta ka dhacay duleedka degmada Moqokori, dhimashada murtadiinta waxay gaartay 18 murtadiin ah, oo 12 kamid ah ay cadowga meydadkooda ka carareen.

Dhaawacana wuxuu gaaray 30 kale.

Murtadiinta dagaalladaasi lagu dilay waxaa kamid ah.

1-Muumin Nuurshe Maxamed Cabdulle.
2-Aadan Ibraahim Fidhig (Ilbir)
3-Xasan Abiikar Aadan
4-Xasan Taakaay-waa sarkaal waana dhintay
5-Cabdullaahi Muumin Dhaladheere.
6-Axmed Muumin Cilmi Iidow.
7-Cabdi Xuseen Axmed
8-Shariif Cali Yuusuf Barow

Sidoo kale murtadiinta dagaalladaasi lagu dhaawacay waxaa kamd ah.

1-Daahir Xuseen Maalin – waa sarkaal, dhaawac culus ayaa gaaray.
2-Shiikhdoon Maxamed Xundubeey.