Faahfaahin: Dagaalladii Duleedka Moqokori & Magacyada Qaar ka mid ah Murtadiintii Lagu Dilay.

Jul 5, 2025

Faahfaahin:

Dagaalladii maanta ka dhacay duleedka degmada Moqokori, dhimashada murtadiinta waxay gaartay 15 murtadiin ah, oo 12 kamid ah ay cadowga meydadkooda ka carareen.

Dhaawacana wuxuu gaaray 25 kale.

Murtadiinta dagaalladaasi lagu dilay waxaa kamid ah.

1-Muumin Nuurshe Maxamed Cabdulle.
2-Aadan Ibraahim Fidhig (Ilbir)
3-Xasan Abiikar Aadan
4-Xasan Taakaay-waa sarkaal waana dhintay
5-Cabdullaahi Muumin Dhaladheere.
6-Axmed Muumin Cilmi Iidow.