Askar Kenyan ah oo Lagu Dilay Qarax ka Dhacay Mandheera iyo Murtadiin Lagu Beegsaday Baydhabo.

Jul 5, 2025

Mandheera.

Faahfaahin.

Waxaa xog dheeraad ah laga helayaa khasaaraha ka dhashay qarax lala beegsaday kolanyo Kufaarta Kenya oo ku socdaaleysay inta u dhaxeysa degmada Ceelqaalow iyo deegaanka Ceel-goolij ee gobalka Mandheera waxa uu qaraxa haleelay gaari Mutabiish ah oo ay la socdeen askarta Kufaarta Kenya.

Baqtiga waa 7 askari oo Kufaarta Kenya ah.

Dhaawaca waa 13 askari oo Kufaarta Kenya ah.

Gubashada waa gaari Mutabiish ah.

Dhanka Baay:

Qarax Mujaahidiinta ay xaley ka fuliyeen gudaha magaalada Baydhabo ayaa lala eegtay maleeshiyaat murtadiin ah, waxaana qaraxaasi ku dhaawacmay 5 askari oo murtadiin ah, oo 3 kamid ah dhaawacoodu uu garaab yahay.

Mid kamid ah murtadiinta qaraxaasi ku dhaawacmay waxaa lagu magacaabaa Shiingiyo Maxamee Werdi.