Banaadir.
Ciidamada Mujaahidiintu waxey qarax la beegsadeen hooyga uu taliyaha canshuurta ee maamulka Ridada ee deegaanka Garasbaaley ka daganyahay xaafada Xoosh ee degmada Dharkenley ee magaalada Muqdisho.
Gaariga gudoomiyaha oo xilliga qaraxa guriga dhex yaalay waa gubtay gurigane burbur xoogan ayaa soo gaaray balse Murtadka madaxa canshuuraha ee deegaanka Garasbaaley si dirqi ah ayuu kaga badbaaday qaraxa la doonayay in isaga lagu dila.