WAR DEG DEG AH: Ciidamada Mujaahidiinta ayaa saaka si nabad ah kula wareegay deegaanada kala ah Gumarre, iyo Xagare oo hoos yimaada degmada Moqokori ee wilaayadda Hiiraan, kadib markii ay halkaasi isaga carareen maleeshiyaatkii ridada ee ku sugnaa.
Deegaanka Gumarre wuxuu qiyaastii 9 km u jiraa Moqokori, halka deegaanka Xagare uu 12 km u jiro Moqokori.