Baay.
Ciidamada Mujaahidiintu waxey weerar isugu jira duqeyn iyo dagaal toos ah ku qaadeen xerada maleeshiyaatka Murtadiinta ee deegaanka Buru-jeed ee duleedka magaalada Baydhabo.
Bakool.
Ciidamada Mujaahidiintu waxey shalay weerareen isbaarada Murtadiinta ee afafka hore ee degmada Waajid.
Dhimashada waa 1 askari oo Murtad ah oo lagu magacaabi jiray Xuseen Cilmiile.
Qori AK47 ah iyo Booshkiisa waa Qaniimo.