Tan iyo markii ay Soomaaliya sheegatay in ay ka xoroowday gumeystayaashii reer Yurub, waxaa la moodayay in waddanku qabsaday masiirkiisa, laakiin 65 sano kadib, su’aalaha dib ayaa loo furay: Yaa run ahaantii go’aan ka gaara Soomaaliya? Yaa maamula siyaasaddeeda, dhaqaalaha, iyo amnigeeda?
Warbixintan waxaan ku dul istaagi doonnaa calaamadaha gummeysiga casriga ah ee Soomaaliya wajahdo, waxaan barbardhigi doonnaa wixii loo bixiyay “xornimo” iyo waxa maanta la joogo, maadaama kooxda Riddada Soomaaliya iyo maamul-goboleedyada gaala raacyada ah ay u dabaal degayaan waxay ugu yeereen maalinta xorriyadda Soomaaliya.
Halkan Hoose Ka Dhagayso Warbixinta.