Mandheera.
Ciidamada Mujaahidintu waxey dagaal culus ku qaadeen xerada askarta Kufaarta Kenya ee deegaanka Guba ee hoostagta magaalada Baanasa ee gobalka Mandheera ee ku hoos jira gumeysiga Kufaarta Kenya.
Dhaawaca waa 11 askari oo Kufaarta Kenya ah oo 4 ka mid ah garaab tahay, Waxeyna wararka la helaya sheegayaan in dhimashane ay jirta.