Akhriso + Dhagayso Xogta Jawaasiis Lagu Toogtay Magaalada Ceelbuur.

Jun 28, 2025

Xukun Xaddu Riddo ah oo lagu fuliyay 5 jwaasiis ah oo u shaqeenayay sirdoonnada saliibiyiinta iyo murtadiinta ayaa gelinkii dambe ee shalay ka dhacay fagaare kuyaal magaalada Ceelbuur ee xarunta wilaayada Islaamiga ah ee Galgaduud.

1_Yuusuf Xusseen Maxamad (Abwaanka) da’diisu tahay 36-jir, Jaasuus la shaqeynayay maamulka Riddada Hirshabeele, qeybta Hiiraan.

2_Cabdiwahaab Maxamad Axmad da’diisu tahay 25-jir, jaasuus la shaqeynayay maamullada Riddada Puntland iyo Hirshabeelle.

3_Gaabow Cali Faarax da’diisu tahay 28-jir, waa jaasuus la shaqeynayay maleeshiyaadka murtadiinta Hiiraan.

4_Mukhtaar Axmad Caliyow Garas, jaasuus la shaqeynayay sirdoonnada dowladda saliibiyadda Maraykanka iyo kooxda Riddada.

5_Axmad Xassan Sheekh Xusseen Mad’aanoy (Toorey) da’diisu tahay 42-jir, wuxuu ahaa jaasuus u shaqeynayay sirdoonka saliibiyiinta Maraykanka iyo kan kooxda Riddada Soomaaliya.

Hoos Ka Dhagayso Xukunka Maxkamada.