Gedo:
Qarax ay Mujaahidiinta xaley ka fuliyeen gudaha magaalada Baardheere ayaa lala eegtay xarunta maleeshiyaatka ridada gaar ahaan kuwa sirdoonka ay ku leeyihiin gudaha magaaladaasi, waxaana jira khasaaro cadowga gaaray.
Hiiraan:
Howlgal xaley Mujaahidiinta ay ka fuliyeen dhinaca bari ee magaalada Baladweyne ayaa lagu dilay askari murtad ahaa oo lagu magacaabi jiray Farax Ruway, waxaana laga soo qaniimeystay qori uu sitay.