Banaadir.
Ciidamada Mujaahidiinta ee ka howlgala magaalada Muqdisho waxey saaka qarax la beegsadeen Bar koontarool oo maleeshiyaatka Ridada ay kaga suganyihiin xaafada Godeey Makanne ee degmada Yaaqshiid
Dhanka kale Wilaayada Baay waxey cciidamada Mujaahidiintu habeekii xalay dagaal culus ku qaadeen xerada Murtadiinta ee deegaanka Bur-jeed ee duleedka magaalada Baydhabo.