DHAGEYSO ANDALUS PODCAST: Maxaan ka ognahay xaqiiqada xorriyad ku sheegga ay Soomaalidu u dabaaldegaan sanad waliba maanta oo kale, Madaxbanaanidii 60-kii la qaatayse ma ahayd mid dhab ah. Waxaaa barnaamijka maanta marti ku ah Abwaan Nageeye Cali Khaliif.
Halkan Hoose ka Dhagayso.