Qarax Lagu Beegsaday Maleeshiyaad Murtadiin ah oo ka Dhacay Baledweyne.

Jun 26, 2025

Hiiraan:

Qarax ay Mujaahidiinta ka fuliyeen gudaha magaalada Baledweyne ayaa lala eegtay maleeshiyaat murtadiin ah, waxaana qaraxaasi ku dhaawacmay 3 murtad oo mid kamid ah lagu magacaabo Maxamed Raagge oo ah Sarkaal murtad ah.