Baay.
Faahfaahin.
Ciidamada Mujaahidiintu waxey saaka cagta mariyeen Labo xero oo maleeshiyaatka Murtadiinta ay kaga sugnaayeen deegaanka Bur-jaad ee hoostaga magaalada Baydhabo.
Weerarka inta uu socday waxey kolanyo Murtadiin ah oo gurmad ah kasoo baxeen magaalada Baydhabo kamiin ayaa loo dhigay dib ayeyna u laabteen iyagoo khasaara dusha loo saariyay.
Dhimashada Waa 12 Murtad
Dhaawaca waa 28 Murtad
Maxaabiis wey jirtaa.
Hub kala duwan iyo agabyo kale waa Qaniimo.