Bari-ujeed: Mujaahidiinta oo Laba Xero Cagta Mariyay, Gurmadkiina Kamiin u Dhigay.

Jun 23, 2025

Baay.

Ciidamada Mujaahidiintu waxey saaka cagta mariyeen Labo xero oo maleeshiyaatka Murtadiinta ay kaga sugnaayeen deegaanka Bari-ujeed ee hoostaga magaalada Baydhabo.

Weerarka inta uu socday waxey kolanyo Murtadiin ah oo gurmad ah kasoo baxeen magaalada Baydhabo kamiin ayaa loo dhigay dib ayeyna u laabteen iyagoo khasaara dusha loo saariyay.

Khasaaraha hordhaca ah.

Dhimashada Weerarka Xeryaha iyo Kamiinka waa 8 Murtad .

Maxaabiis wey jirtaa.

Qaniimo Wey Jirtaa.

Lasoco Waxii soo kordha.