Faahfaahin;
Weerarkii cagmarinta ahaa ee saaka Mujaahidiinta ku qaadeen xero maleeshiyaatka ridada ay ku leeyihiin duleedka deegaanka Ceelqooxle ee wilaayadda Hiiraan, dhimashada maleeshiyaatka ridada ayaa gaartay 32 murtad, halka dhaawacana uu gaarayo 35 kale.
Magacyada qaar kamid ah murtadiinta lagu dilay dagaalkaasi waxaa kamid ah:
1-Muuse Cabdulle Axmed Tuurre
2-Cali Xusseen Caraalle (Cali Jilibeey)
3-Busuq Jowlaal Raagge
4-Carabow Maxamuud Fiidow
5-Muumin Macalin Axmed
6-Cabdullaahi Muumin Cabdi Yare (Walaq)
7-Guurre Odawaa Cabdi Raagge.
Sidoo kale magacyada qaar ka mid ah murtadiinta ku dhaawacantay weerarkaasi waxaa kamid ah:
1-Muumin Xasan Caruud
2-Ibraahim Cali Gaab
3-Cusmaan Maxamuud Garas
4-Cabdullaahi Lo’leey
5-Cagajabeey Cabdullaahi Fiidow