Hiiraan:
Ciidamada Mujaahidiinta ayaa saaka dagaal kula wareegay xero maleeshiyaatka ridada ay ku lahaayeen duleedka deegaanka Ceelqooxle ee degmada Moqokori, waxaana jira khasaaro xooggan oo cadowga kasoo gaaray dagaalkaasi.
Faahfaahin hordhac ah:
Dagaalkii saaka ciidanka Mujaahidiinta kula wareegeen xero maleeshiyaatka ridada ay ku lahayeen duleedka deegaanka Ceelqooxle ee degmada Moqokori, dhimashada murtadiinta waa 6 askari oo dhimasho ah kuwaasi oo cadowga ay ka carareen.
Sidoo kale Mujaahidiinta ayaa dagaalkaasi kusoo qaniimeystay 4 qori oo AK47 ah, iyo 1 qori BKM ah.