Mandheera.
Ciidamada Mujaahidiintu waxey howlgal qorsheysan ka fuliyeen deegaanka Shimbir Faadumo oo ah deegaan hoostaga degmada Ceelqaalow ee gobalka Mandheera ee ku hoos jira gumeysiga Kufaarta Kenya..
Howlgalkan waxey Mujaahidiintu ku dileen 2 Gaal oo Kenyaati ah.