Qarax Lagu Beegsaday Xarunta Sirdoonka Ridada ee Baardheere.

Jun 20, 2025

Gedo:

Mujaahidiinta ayaa saaka weerar qarax ah ku qaaday xarunta maleeshiyaatka sirdoonka ridada ay ku leeyihiin magaalada Baardheere, waxaana jira khasaaro cadowga gaaray.